Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xubno ka mid ah aqoon yahanka Naafada ah ee u Ololeeya ilaalinta Xuquuqda Aas-aasiga ah Ee Naafada Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhoweeyey Sharciga Xuquuqda Naafada oo ay soo diyaarisay Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Hirshabeele.
Kulankan ayaa waxa ku soo qeyb galay Bulshada, iyo dadka qaba baahiyaha Gaarka Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Haweenka iyo Xubno ka socda Xuquuqul Insaanka Barlamaanka Hirshabeele
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi