Dhalinyaro ka soo Barakacay Luuq Oo Baydhabo Ganacsi ka Furtey

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyaradan oo markii hore Ganacsi kala duwan kulahaa Degmada Luuq ayaa Saameyn ku yeeshey dagaal beeleedyadii ka dhacay Degmadaasi iyo dabkii weynaa Suuqa ka kacay taas oo meesha ka saartey Ganacsigii halkaas ka jirey maadama Amniga uu faraha ka baxay

Qaar ka mi ah Dhalinyaradii Naftooda iyo intii Yareyd ee Ganacsigooda uga soo bad baadey Wexey Hada Magaalada Baydhabo ka Sameysteen Ganacasiyo Yar yar si ay horey uga sii wataan Noloshooda

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here