Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay saameynta isbeddelka Cimiladu ku leeyihiin dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Agaasimaha guud ee Hay’adda Naafada ee Gobolka Banaadir Abdulaahi Muuse Jaamac iyo Xubno kamid ah Naafada Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay waxyaabaha uu ku saabsanaa Kulanka,
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed