Dowlada Hoose Xamar Oo lagu wareejiyey Agab loogu tala galay Dab demiska

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agabkan lagu wareejiyey Waaxda Gurmadka Deg dega ah Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Loogu tala galay in lagula Tacaalo Goobaha uu dabku ka kaco kaas oo baahidiisa ka jirta Muqdisho gaar ahaan Suuqyada,Agabka ayaa ku deeqey Cutubka Taakuleynta Ciidanka Talyaaniga ee Soomaaliya

Munaasabada Agabkan lagu kala wareegayay ayaa waxaa Goobjoog ahaa Agaasimaha Waaxda Gurmadka Deg dega ah ee Dowlada Hoose Xamar, Taliyaha Ciidanka dab Demiska,iyo Taliyaha Cutubka Taakuleynta Talyaaniga

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here