Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xariga ka jaray Dhismaha cusub ee Xarunta Bankiga Dowladda Puntland Laanta Magaalada Bosaaso oo hab casri ah loo dhisay, Sidoo kale madaxweynaha ayaa dhaggax dhigay dhismaha xarunta dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Bari .
Waxaana Daahfurka Mashaariicdan kasoo qaybgalay Golayaasha Dowladda Puntland Maamulka Gobolka Bari kan degmada Bosaaso Ganacsato waxgarad iyo masuuliyiin kale.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi