Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo ahaa mid looga Arin sanaayey dar dar gelinta daqliga Gudaha iyo Horumarinta dhaqaalaha ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Maaliyada iyo Hormarinta dhaqaalaha Jubaland waxaan Goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin ka mid ah Maamulka Jubaland Odayaasha dhaqanka, Ganacsato Ururada Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Agaasimaha Waaxda Dhaqaalaha ee Dowlad Gobooleedka Jubland Nuur Cumar Shaale ayaa Sharaxaad Guud ka bixiyey Muhiimada laga leeyahay Tabarkaani Isagoona ka soo qeyb galiyaasha kula dar daarmey in ay ka Faa’ideystaan
Workung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir