Shirka Maamul Daadejinta Dowladaha Hoose Oo Garoowe Lagu soo Gaban gabeeyey

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shir ku saabsanaa u qareemidda iyo Daadejinta maamulka Maaliyadda Dowladaha Hoose ee Puntland, kaa oo uu socdey Mudo Sadex Maalmood ah.

Shirka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland ayaa waxaa uu u jeedkiisa ahaa Tababarida iyo wada xaajoodka dhex mara Wasaaradaha iyo Dowladaha Hoose.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here