Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyey Shacabka Deegaanka Raskambooni

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Jubaland ayaa Shacabka Deegaanka Raas-kambooni gaarsiisay Deeq Raashin ah oo ay dadka Deegaanka Maalmo ka hor ka dalbabeen Maamulka,Shacabka Raas-kambooni ayaa uga mahadceliyey maamulka Jubbaland in ay ka soo jawaabeen baahidooda ah in dadka Deeegaanka loo gargaaro.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here