Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada ku nool Deegaanka Raaskambooni ayaa tan iyo markii ay Burburtey Dowladii Dhexe dalka waxaa aad u adkaadey helitaanka Adeegyada Bulshada, sida Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo Cunada waxaana deegaanka Saameyn ku yeeshey Xaaladaha Amni ee dalka soo marey.
Madax ka tirsan Maamulka Jubaland ayaa booqasho ku tagay Deegaankaas, si loo soo qiimeeyo Nolosha Bulshada halkaasi ku nool, qaar kamid ah Shacabka Deegaanka Raskambooni ayaa sheegey in deegaanka baahi badan ka jirto oo ugu horeyso Caafimaadka Biyaha iyo Cunada iyagoo dalbadey in la soo garab istaago
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed