Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan oo Socon doona Mudo Laba Maalin ah ayaa waxay Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada KG Soomaaliya ay u qabatey Ururada Bulshada Rayidka ee Magaalada Baydhabo, kuwaasi oo ka kala yimid Xaafadaha Magaalada iyo Xerooyinka Barakacayaasha.
Ujeedka Tababarka ayaa ah Sida Bulshada loo fahansiin lahaa Xeerka Sugida Amniga iyo wada shaqeynta Ciidamada Booliska iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warkung waliba nig haayte Mariing Maallnyg AbshirÂ