Shaqaalaha Dowlada Hoose Kismaayo Oo loo Tababarayo Adeeg bixinta Bulshada

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Faderaalka dib u Heshiisiinta Maamulka Jubaland Abduwaaxid Maxamed Dhaqane ayaa Magaalada Kismaayo Tababar Uga Furay qaar kamid ah Howlwadeenada Dowalada Hoose Ee Degmada Kismaayo

Tababarkaan ayaa lagu baran doonaa Maamul Daadejinta isku Duwida Adeeg bixinta heer Degmo iyo sida Kor looga qaadi lahaa Shaqaalaha Dowalada Hoose Aqoontooda

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here