Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Madashada Hindisaha Horumarinta Muqdishada cusub iyo dhismaha Airporka cusub ee Magaalada Muqdisho iyo Aaga dhaqaalaha oo muhiimad weyn u leeyahay dalka taasi oo abuureysa Maalgeshi Caalami ah
Madasha ayaa waxaa ka qeyb galay Raisul Wasaaraha XFS Wasiiro Xilibaano Ganacsato Aqoonyano Ingineero Wakiilo ka socdey Dalalka Caalamka iyo Marti Sharaf kale,Waxaa Munaasabada hadal ka jeedisey Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS, Fardowsa Cusmaan Cigaal iyadoo sheegtey in Mashruucan uu xal u noqonayaa duruufaha duulimaad ee dalkeenna kajira.
Warkung waliba nig haayte Mariing Maallnyg Abshir