Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Soomaaliya Mudo ka badan Sodon sano waxaa ka jira dhibaatooyin sabab u ah qabyaalada oo dadku aktooda si Caadi ah ka noqotey taasoo Horseedey in Bulshadeenu kala qeyb sameen islamarkaana ay wax qabsan la,yihiin ilaa iyo hada
Ku dhaqanka Qabyaalada waxay Aafo ku noqotey Nolosha Bulshada Soomaaliyeed balse weli dadku kuma baraarug sana halistaas weli sii socota waliba abuurtey Neceyb iyo kala qeyb sanaan.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi