Naafada Deegaanka Ceeljaale Oo laga Wacyigeliyey ka hortaga Dhibaatooyinka

0
66

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Tababarkaani oo ahaa mid loo qabatay dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo qeybaha kala duwan ee Barakacayaasha ku sugan Deegaanka Ceeljaale ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo waxaa ka soo qeyb galey Mamulka Deegaanka Ceeljaale, Odayaasha dhaqanka iyo qaar ka mid ah Bulshada Deegaanka.

Ujeedka Tababarka ayaa ahaa ka hortagida dhibatooyinka soo Wajaha dadka Baahiyaha Gaarka ah qaba iyo kuwa danyarta ah ee ku Sugan Deegaanka Ceeljaale ayna u soo Bandhigan lahayeen waxyaabaha ay u baahanyihiin si wax looga qabto

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here