Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Dhusamareeb Cabdiraxman Cali Maxamed Geeda-Qorow oo ay wehlinayaan Maamulka Degmada, Qaar kamid ah Golaha Deegaanka, iyo Xilibaano kamid ah Golaha wakiiladda Galmudug, ayaa booqasho ku tagay Deegaanka Ceeldheere Oo Hoostaga Dhuusamareeb
Xubnaha Maamulka Caasimadda ayaa ugu qeyb galay kulanka si ay u dhiiri geliyaan una taageeraan dhismaha Saldhiga Deegaanka oo dhismihiisu meel fiican marayo kaa soo si isku tashi Bulshada ku dhisanayaan dadka Deegaanka Ceeldhere Ee Gobalka Galgaduud iyo baahi guud ee ka jirta Deegaanka.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi