Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Qeybgalay Xaflada Howl-Gelinta Xabsiga Cusub ee Magaalada Baydhabo oo Qaab Casri ah loo Dhisay Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka XFS, Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Dalka, Saraakiisha Hay’addaha Amniga, Madax ka socotay Hay’aada ka Shaqeeya Xabsiyada ayaa Goobjoog ahaa Xaflada
Dhismaha xabsiga cusub ayaa isugu jira qaybo kala duwan sida xafiisyo, qololka maxaabiista, qolka daqtarka,Qololka Waardiyaasha iyo matoorka, ceelka biyaha,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Abdullahi Ali Watiin ayaa Sharaxay ahmiyada Xabsigan uu leeyahay
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady