Hoos u dhac ku Yimid Waxsoo saarka Beeraha Degmada Buur-Hakaba

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib markii uu yaraadey Xili Roobaadka Deyrta sanadkan waxay taasi abuurtey walaac soo wajahay Beeralayda Gobolka Baay, oo ku tiirsan Roobka iyadoo hada la dareemayo dalag yari maadama aysan Beeralayda abuur fiican u bixin.

Beeralayda Degmada Buur-Hakaba waxaay kamid tahay meelaha durba laga dareemayo Saameynta Roob yaraanta iyadoo Beeraleyda ka cabsi qabaan hadii aysan Roob ku filan helin ay abaaro soo wajihi karaan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here