Gudoomiyaasha Degmooyinka Puntland Oo Tababar uga Furmey Garoowe

0
53

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Tababarka ayaa ku saabsanaa sidii loo Xoojin lahaa Nidaamka Maamulka Maaliyadda iyo Daadejinta Adeegyada Dowladaha Hoose Ee Puntland, kaas oo ka Faa’ideysanayo 36 Gudoomiye Degmo kamid ah Degmooyinka Puntland, waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland.

Furitaanka Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro, Xilibaano iyo Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, ujeedada Tababarka ayaa ah Sidii sare loogu qaadi lahaa Awooda Dawladaha Hoose si ay Bulshada uga adeegaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here