Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Saciid Maxamuud Cali oo ka mid ahaa dadka Barakacayaasha ee ku nool kaamamka duleedka Magaalada Baydhabo, waxaa uu isbedel balaaran ka sameyey Nolasha Reerkiisa oo ka kooban Sideed Ruux, ka dib Markii lacag gaareysa Kun doolar lagu caawiyey oo uu ku bilaabey Ganacsi yar Taasina sababtey in dhamaan Reerkiisa uu ka soo raro Kaamkii ay ku noolaayeen
Qoyska Saciid ayaa ah kuwa ka soo kabanaya Xaalado Nolal Xumo iyo Cuni yari Maadama Saciid uu Magalada Baydhabo ka hirgeliyey dukaan lagu iibiya Qeybaha kala duwan ee Raashinka
Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir