Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Shirkan oo laagu hadlaayay Arimaha Amaanka Degmada Moqokori iyo sidii loogu hortigi lahaa waxyabaaha liidka ku ah Amniga ayaa waxaa soo qaban-qaabisey Wasaaradda Arimaha Amniga Gudaha Hirshabeelle.
Waxaa shirka ka qeyb-galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Amniga Gudaha Hirshabeelle, Gudoomiyaha degmada, Taliyaha Saldhiga Booliiska, Odayaasha dhaqanka, Ururada Dhalinyarada, iyo Haweenka.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed