Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Ka dib markii ay keydad biyood ah laga hirgaliey qaar kamid ah deegaannada Gobolka Mudug ayaa waxaa kormeer ku tagay Gudoomiye ku xigeenka dhanka Samafalka iyo Harumarinta Mashaariicda Gobolka Mudug ee Galmudug.
Deeganadan oo Dhaca Waqooyiga Bari ee Gobolka Mudug oo Maamulka Galmudug hada ka hirgeliyay Mashaariicda Biyood ayaa hore uga jiray Haalado Biyo yari ah, taas oo ay hada ay ka gudbeen Bulshada Deegaanadasi.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed