Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta Ganacsiga Supermarket Zeen Marked Ee Hada laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo, ayaa waxay ka mid noqonayaan Xarumaha Ganacsi sida Casriga ah loo dhisey mudooyinkan ku soo badanaya Magaalada, kuwaas oo lagu iibiyo inta badan adeegyada Nolosha Bulshada muhiim u ah oo qaarkood sanada ka hor laga helin jirin.
Munaasabada lagu Dah-furaayey Supermarketka Zen Marked ayaa waxaa ka qaybgalay Gudoonka Ururka Dhalinyarada KG, Haween, Ganacsato iyo Qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada, iyagoo halkaasi si wadajir ah ay Xariga ugu wada jareen
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi