Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu Wehliyo Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Cabdifataax Maxamed Cali ayaa Xariga ka jaray Xarunta Wasaarada Kaluumaysiga oo laga Dhisay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Wasiiro, Xildhibaano, La Taliyaal,Maamulka Degmada Baydhabo, Agaasimaha Madaxtooyada, Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Marti Sharaf kale ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Xarig Jarka Wasaaradda Kaluumaysiga.
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani