Ardeyda Deegaanada Dabare iyo Dhagaxyaale Oo Deeq Buugaag ah la gaarsiiyey

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan isugu jirtay Buugaag iyo Qalimaan ayaa la gaarsiiyey Ardeyda Wax ku barata Iskuulada Deegaanka, Dabare, Dhagaxyaale iyo Af Calaad Degmada Guriceel Koonfur kaga began, kuwaasi oo ay wax ku bartaan boqolaal Ardey reer Guuraa ah si loogu dhiiri geliyo in ay sii wataan Waxbarashada, maadama ay qoysaskooda ay yihiin kuwa danyar ah

Iskuulada Buugaagtan la gaarsiiyey ayaa waxaa horey u hirgeliyey Dalada Horumarinta Bulshada Ee Tala Samo, ayaa hadana gaarsiiyey Buugaagta iyo Qaliimaanta iyagoo uga tala galay in ay Ardeyda ku garab istaagaan waxbarashadooda.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here