Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ku saabsanaa Awoodsiinta Haweenka ee lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Hay,ada Soyden oo kamid ah Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Haweenka.
Tababarka oo ay ka qeyb-galeen, Odayaasha Dhaqanka KG, Haweenka Magaalada, dhalinyarada iyo Masuuliyiin kale ayaa intii uu socdey lagu soo bandhigay Arimo la xiriira Awoodsiinta Haweenka.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed