Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Magaalada Buuhoodle si Rasmi ah looga Dahfuray Nidaamka Canshuuraha Berriga Waxaana Goob joog ahaa Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Wasiiro ka tirsan Maamulka Ganacasato iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Buuhoodle iyadoona Nidaamkani lagu Tilmaamey mid muhiim u ah Kor dhinta dhaqaalaha Deegaanka iyo Hormarinta Adeegyada Bulshada.
Warkung waliba nig haaye Mariing Maallnyg Abshir