Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ay si wadajir ah u soo Agaasimeen Wasaaradaha Arimaha Gudaha Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa looga hadlay sidii loogu shaqeyn lahaa Nabada iyo Horumarka Gobolka Mudug iyo sidii loo joojin lahaa Dagaalada ku soo lalaabtey,kaasoo u dhexeeya beelaha halkaasi wada dega.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Labada Maamul, Odoyaasha dhaqanka, Gudoomiyaasha Degmada Gaalkacyo iyo qeybgaha kala duwan ee Bulshada, waxaa ugu horeyn Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Mudug ee Galmudug Bedel Shekh Liiban Mahamed halkaasi ka aqriyey Wixii lagu heshiiyey
Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamad Nur War’ede