Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Xudur Ayaa Kormeerey Xaruumaha loo Qorsheeyay Inay Wasaarada Waxbarashada KG iyo World Bank Ay Ka dhisaan 8-Iskuulaad oo Si Bilaash Ah Ay Wax ku baran doonaan Caruurta soo Koraya ee Waalidkooda aanu Awoodin Inay ka bixiyaan Qarashaadka waxbarashada
Waxaana Gudoomiyaha Ku Wehlinaayey Xafiiska Arimaha Bulshada ee Degmada Isku-duwaha Wasaarada Waxbarashada ee Gobolka Bakool iyo Xubno Kale oo ka socdey Wasaarada Waxbarashada KG oo Safar shaqo kujooga Magaalada Xudur
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani