Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan Socdey Muddo Sedex Maalmood ah ayaa lagu bartey sidii loo Hormarin lahaa adeegsiga Tiknoolojiyada Casriga ah ee Diiwaan gelinta Carruurta la il-daran Nafaqo-darada, si loo ogaado xog saxan oo la xariirta Caafimaadka Bulshada Tababarkan soo qaban qaabiyey Hay’addaha Ogow Health iyo UNICEF ee ka howlgala Degmada Xudur
Dadka ka Faaideystey ayaa isugu jirey Bulshada qeybaheeda kala duwan kuwa ka shaqeeya Hey’adaha iyo Wasaarada Caafimaadka KG gaar ahaan Gobolka Bokool,Xirataanka Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Degmada iyo kan Gobolka
Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamad Nur War’edy