Bulshada Deegaanka Madhaba Oo lagala hadlay Horumarinta Baahiyaadkooda

0
42

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ka dib Booqasho ay ku tageen Mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland degaanka Madhaba ee gobolka Jubbada hoose, ayaa Waxaa kulan Wada tashi ah laqaateen bulshada Deegaanka.

Bulushada ayaa waxaa Masuuliyiinta uga warbixiyeen Haaladaha ka jira deegaanka,iyo adeegyada ay u baahanyihiin oo ay kamid yihiin Waxbarashada iyo Caafimaadka.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here