Aqoon-isweydaarsi ku Saabsan Horumarinta Canshuuraha Oo laga Dah-furey Baraawe

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo ku sabaasan Hagida Canshuuraadka Dowlada Hoose ayaa waxaa Magaalada Baraawe loogu daah-furey Gudiga Maaliyada Degmada iyo Qaar kamid ah shaqaalaha waaxyaha Degmada Baraawe.

Tababarka oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad-Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa furey Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Degmada Abdi Ahmed Yuusuf.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamad Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here