Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maanta oo kale waa Maalinta Xuska xuquuqul Insaanka iyadoo Si weyn loogu xuso Dunida oo dhan, waxaana Meelaha lagu qabtay Munaasabadaha ka mid ah Magaalooyinka Soomaliya sida magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.
Munaaabad ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka KG Wasiiro, Xildhibaano,la-taliyaal,Ururadda Haweenka,Ururadda ka shaqeeya Arrimaha Xaquuqul Aadanaha,Hay’adaha u dooda xuquuqul Insaanka iyo bulshada qeybahooda kala duwan.
Workung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed