Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xubno ka kala socdey Ururka Haweenka Degmada iyo waaxda Faya-Dhowrka Maamulka Degmada Baydhabo ayaa agab Caafimaad oo kala duwan gaarsiiyey qaar kamid ah Haweenka danyarta ee ku dhaqan Kaamamka Magaalada.
Waxayna sababta ka danbeysey talaabadan ay tahay sidii looga hortagi lahaa Dhibaatooyinka Caafinaad daro ee ku imaan kara Haweenka iyo Carruurta.
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nur War’ady