Mashruuc lagu taageerayo Bulshada danyarta ah Oo laga dah-furey Baydhabo

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan Barnamijka dhaliy oo lagu taageerayey Bulshada danyarta ah ee lagu dah-furey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb-galay, Wasiiro, Maamulka Gobolka iyo midka Degmada, iyo Marti sharaf kale.

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Abdulaahi Cali Watiin oo ugu horeyn ka hadlay ayaa Barnaamijka uga mahadceliyay Hay’adaha ka qeyb-qaatey qabashada Barnaamijka.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here