Kulan Looga hadlay Horumarinta Waxbarashada Oo lagu qabtey Degmada Baraawe.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasarada Waxbarashada Dowlada KG, ayaa waxaa uu Degmada Baraawe ee Caasimada Maamulka KG Kulan kula yeeshey Maamulka Degmada, Bahda Waxbarashada, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Baraawe.

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo dar dargeli lahaa loogana shaqeyn lahaa Horumarinta Waxbarshada Degmada Baraawe iyo Degaanada Hoos yimaada.

Warkun waliba nig haayte Mariing Maallnyg Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here