Golaha Deegaanka Degmada Baraawe Oo loo Tababarayo Hab Nidaaminta Magaalada

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar oo Socon doona Muddo 10-Maalimood ah ayaa lagu baran doonaa Nidaaminta, Qorsheynta iyo Xog Aruurinta baahiyada Degmada Baraawe, waxaana loo qabtey Maamulka Xubno kamid ah Golaha Deegaanka iyo qeyb kamid ah Bulshada si ay uga faaideystaan Muhiimada Mashruucan leeyahay.

Dah-furka Tababarka ayaa waxaa ka qeyb balay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee  iyo Guriyenta KG iyo Maamulka Degmada Baraawe,si ay dhiiri geliyaan dadka Tababarka qaadanaya mudada uu socdo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here