Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bandhigga Buugta Puntland oo saddex maalin ka socon doona Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa Waxaa furay Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor.
Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa boggaadiyay Bandhigga oo ay ka qeybgeli doonaan boqolaal qof oo ay ku jiraan Qoreyaal, Siyaasiyiin, Sugaanyahano iyo Aqoonyahano isaga yimi dal iyo dibed.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed