Shirka Mashaariicda Horumarinta Cadaalada Oo Furmey Garoowe

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Diinta Puntland oo lagu qabtay Magaalada Garoowe ayaa waxaa looga hadlaayay Horumarinta Cadaalada iyo Asluubta.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Hay’adaha Cadaalada iyo garsoorka Puntland iyo Hay’adaha Qaramada Madoobey ee la shaqeeya, waxaana shirka furay Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Puntland oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Wasaaradda iyo Madax kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here