Kulan ku Saabsan Qiimeynta Amniga Oo ka dhacay Baladweyne

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada  Arimaha Amniga Gudaha Hirshabeele ayaa waxaa  Magaalada Baledweyne ku qabatey Kulan ku saabsanaa xanaanka qiimeynta Amniga Magaalada ,si loo ilaaliyo Badqabka Bulshada.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Agaasimaha wasaaradda Arimaha Amniga, Gudoomiyaha Degmada, Taliyaha Saldhiga Degmada, gudoomiyaasha Xaafadaha Magaalada,  iyo qeybaha Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here