Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Maaliyada Galmudug iyo Maamulka Degmada Cadaado ayaa tiro koob ku sameynaya Ganacasiga Degmada, si loo ogaado waxyaabihii ku soo kordhay iyo kawa naaqusay, islamarkaana kor loogu dhaqaalaha Ganacsiga
Gudomiye Ku xigeenka Degmada Cadaado oo kulanka Arimahan looga hadlayay ka qeyb galay ayaa Ganacsatada ka Codsaday ina ay Ogoladaan tira koobka la sameynayo ayadoona wax dhaqalo ah laga rabin kaliya ay la shaqeeyaan Wasaarada Maaliyada Galmudug iyo mamulka Degmada Cadaado, si loo helo tira koobka saxda ah ee Ganacsatada Degmada
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi