Barakacayaal ku nool Kaamamka Baydhabo Oo Cunta La,aan ka Cabanaya

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Barakacayaasha ku nool duleedka Magalada Baydhabo gaar ahaan Agagaarka Xaafada All Amaar oo isuga jira kuwa ka soo Barakacey dhibaatooyin Bani’aadanimo ee ka jiray Deegaanaooda ayaa hada waxey si aad ah uga Cabanayaan in ay Weli aysan helin wax Caawinaad ah oo ku filan.

Dadkaan oo u badan Haween Caruur Naafo ah iyo dad Waayeelo ah waxay sheegen in yihiin kuwa la dhiban gar gaar la’aan aysan jirin wax ay dib u gala laabtaan Deegaankooda

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here