Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah ula wareegtay Warshadda Ogsijiinta Bosaaso, taas oo ay soo iibsadeen Shacabka Puntland, ayna Gacanta ku hayeen Gudiga soo iibinta Warshada oo isugu jira Culumo iyo Ganacsato.
Gudoomiye ku-xigeenka Degmada Bosaaso Bahsiir Faarax oo ka hadley wareejinta warshadda Ogsijiinta ayaa sheegey in Farxad u tahay in uu goob joog ka ahaado wareejinta warshada ogsijiinta Bosaaso oo Bulshada ay aad ugu bahnaayeen
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani