Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Culimada Degmada Berdaale ee gobolka ayaa waxey deeq lacag ah oo uga timid walalo muxsniin ah gaarsiiyeen aabo wiilkiisa ku xanuunsan mid ka mid ah xaafada degmada oo aan heysan wax garab ah si uu u geysto xaruumo Caafimad ee ka heli lahaa daryeel.
Aabahaan ayaa waxaa inta mudo ah wiilkiisa la il daranyahay xanuun uusan habeenkii xitaa ka seexan Karin ayna waalidintiisa ku kor dhiban yihiin.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir