Bulshada Naafada Muqdisho Oo lagala tashanaya Wax ka bedelka Cutubyo ka mid ah Dastuurka

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo si wadajir ah, uu soo Agaasimeen Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka, Gudiga Madax banaan dib u eegista Dastuurka, Guddiga La socodka Dastuurka Barlaamaanka iyo Wasaraada Cadaalada Arimaha Dastuurka Soomaaliya.

kulanka  inta uu socdo ayaa waxa diirada lagu saari doonaa waxa ka wax ka bedelka Cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee Dastuurka, waxaana ka qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada baahiyaha gaarka qaba ee ku nool Muqdisho

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here