Barakacayaasha Kaamamka Muqdisho Oo dalbadey in La Caawiyo.

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka ku yaala degmooyinka gobolka banaadir ayaa xiligaan Wajahaya xaalado nolala xuma ah ayigoona aan haysan waxyaabaha noolasha aas aaska u ah sida biyaha, cunada iyo hoy ay uga gambadan dhaxanta iyo dhibicda roobka maadama uu bilow yaha xili roobaadka.

Dadkaan danyarta ah ayaa isuga jira kuwa ka soo barakacey degmooyinka qaar ee gobolada dalka ee ay ka jiraan is qaqabsi qabiil iyo kuwa beeraley ah oo beerahoodi ay u waayeen waxyaabhii ay ku tacaban jireen ayigoona noolal ka doontey gobolka banaadir.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here