Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan ay isugu yimaadeen Xilibaanada Golaha Deegaanka iyo Maamulka Degmada Berbera ayaa ah Kulankii 18aad oo ay yeeshaan waxaana inta uu socdo looga hadli doonaa qodoba kala duwan oo ay ka mid yihiin Horumarinta Caafimaadka Xeer Hoosaadka Maareynta ilaalinta Deegaanka iyo kuwa kale
Inta Kal Fadhigan Socda ayay Xilibaanada Doodo ka yeelan doona qodobada hor yaala si ay wax uga qabtaan islamarkaana Bulshada Loo gaarsiiyo adeegyada ay u baahan yihiin Maadama ay markii hore ayagu ka imaadeen
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady