Tababar ku saabsan Saameynta Aafooyinka Dabiiciga ah Oo ka Furmey Baydhabo.

0
89

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarka Saxafiyiinta iyo Ururada Deegaanka Ee ka waramida Arimaha Deegaanka isbedelka Cimilada Aafooyinka Dabiiciga iyo Saameynta ay ku leeyihiin ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

Tabbarka ayaa Waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta, Agaasimaha Waaxda Fayadhowrka iyo Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ee Fesoj.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here