Deeq Raashiin ah Oo la gaarsiiyey Xabsiga dhexe iyo Xarunta Dhimirka Magaalada Baydhabo.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deeqdan Raashiinka ah la Gaarsiiyey Xarumaha Dhimirka, Xabsiga dhexe iyo Xarunta Dhaqan Celinta Magalada Baydhabo Ayaa Dowlada Koonfurgalbeed ugu talagashey Dadka ku jira Xarumahan.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka, dowalada koonfur Galbeed soomaaliya oo ay welinayaan Agaasimaha guud Wasarada Madaxtooyada koonfur galbeed somaaliya , wasiirka wasarda shaqada iyo shaqaalaha iyo wasiirka howlaha guud dowalada koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxa deeqa raashiin ah ku wareejiyay Agaasimaha xarunta Dhimirka Dhaqan Celinta Magalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here