Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiintan oo hogaamineysey wasiir ku xigeenka wasarada cadaaladda ee dowlada puntaland ayna qeyb ka ahayeen dhaqaatiir Caafimaad ayaa waxey kormeer ku tageen Xabsiga Weyn ee Degmada Garoowe.
Ujeedka kormeerkaan ayaa ahaa sidii daryeel caafimaad looga Sameyn lahaa maxaabiista ku jirta xabsiga ayidoona ay wasarada ka duuleysey u guur galid xaaladaha Caafimaad ee Maxaabiista halkaasi ku jira darfuuraha ay qabaan.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir