Shir looga hadlay Arimaha Xalinta Dhulalka Oo ka dhacay Degmada Baydhabo.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan looga hadlayay Arimaha Xalinta Dhulalka Degmada Baydhabo, waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyenta Dowlada KG, iyadoo ujeedada tahay sidii shirkaan loogu doodi lahaa in xal loo helo is qab qabsiga mararka qaar ka dhasha Arimaha Dhulalka taasoo geysata qasaaro kala duwan

Furitaanka Shirka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaraadda Howlaha Guud iyo Agaasimaha Madaxtooyada Dowladda KG Shirka ayaa loo qabtey qeybaha kala duwan Bulshada, Odoyaasha dhaqanka, Haweenka iyo dhalinyarada si afkaaladooda loo dhageysto

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here